Kheyre ”Doorasho ayaa dalka ka dhici jirtay afartii sanaba mar nuucey rabto ha ahaatee”

Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulan la yeeshay golihiisa Wasiirada ayaa faray in ay ka shaqeeyaan sidii dalka doorasho uga dhici laheyd, xili wali shaki la galinayo in doorasho dalka ka dhaceyso xiligii loo qorsheeyay. Waxa uu sheegay Ra’isul Wasaare Kheyre in golahiisa wasiirada howlaha ugu muhiin ee hada horyaala ay yihiin … Continue reading Kheyre ”Doorasho ayaa dalka ka dhici jirtay afartii sanaba mar nuucey rabto ha ahaatee”